Untitled Document
Sisawc home Xiriir Wada hadal Su'aalo & jawaabo Caawimo Home
 

Untitled Document
Wixi cod ku sabsan
Nadiifi cod Wav ah
Duubo Muxaadaro
Soo rogo muxaadaro
RealAudio ku duubo CD-R
Wav ubadal Realaudio
Realaudio ubadal wav/mp3
Wav/mp3 stereo ka dhig
Waxtar dheeraad ah
Sideen u yareeyaa file
Mobile Kitaab Quran
Firewall
Balan Xususin
PC oo istaagiisu batay
Qaldaadka Paltalk
ka saar Sawirada xun
ka saar Flash soconaya
Windows XP
PC oo Carabiga aqriyo
PC oo Fast Noqdo


  Noqo  Soco 

As-salamu 3alaykum wara7matul-LLAAH wabarakaatuh walaal halkaan waxaan ku qaadaneynaa sida aan u badali la heyn file realaudio ahaa uga dhigno mp3 walaal waxaan mareynaa jidad badan ee si fiican ula soco marka hore waxaad soo download gareysataa program kan noogu badala wixii realaudio ahaa nooga dhiga wav halkan ka soo qaado file ka aad soo download gareysay hada waa Zip markaa haddii aadan heysan zip mid kuu fura soo qaado winrar halkan

Walaal marka aad soo rogoto fur ka dib waxaad taabataa Extract To eeg masawirka


Intaas ka dib waxad ka doorataa Desktop eeg masawirka ka dib ok taabo


Hadda insha ALLAAH Desktop waxaa inoo yaal Folder ama gal la yiraahdo ra2wav double click garee ama fur gudihiisa ayaad waxaad ku arkeysaa program la yiraahdo rawavrecorder iyo folder ama gal la yiraahdo Lama

Waxaad double click gareysaa ama furtaa rawavrecorder ka dib program ka ayaa furmayo insha ALLAAH waxaa ka dib Open File taabo eeg sawirka

Waxaa kuu soo baxaya dailog box ama daaqad intaas ka dib soo qaad file kii realaudio ahaa ee aad rabaty inaad u badasho mp3 tusaale ahaan waxaa iigu jira hada file oo realaudio ah oo la yiraahdo fadxul_majiid_10_08_04 waxaan rabaa inaan u badalo mp3 open taabo


Isla markii waa uu shidmayaa waxaad maqleysaa codkii wuuna kuu duubayaa inta uu socdo codka adiga wax kale uma baahnid keliya dhageyso isagaa kuu duubayo Wav ahaan marka uu dhamaado isagaa joojinayo duubistana meesha ku joojinayaa insha ALLAAH marka uu dhamaado waxaa uu kuu dhigay file galka aan dhigi jirnay Desktop ee la dhih jiray ra2wav gudihiisa wuxuu ag dhigayaa program aan isticmaalnay agtiisa ee ahaa rawavrecorder eeg file kii oo Wav noqday

Haddii muxaadarada ay ku jirto internet ka waxaad sameyn kartaa keliya ku qor linkiga meesha Location tusaale ahaan http://www.islamic-school.com/realaudio/sj_20_8_04.ram haddii  filewall  kuugu jiro fadlan u fasax oo Yes taabo insha ALLAAH si uu internet ka u galo uu u shido dabcan wuu kuu duubayaa wuxuuna dhigayaa isla galkii ra2wav iyadoo wav ahaan ah insha ALLAAH

Hadda wixii aan duubanay ee Wav ahaa ayaan ka dhigeynaa Mp3 insha ALLAAH Halkan taabo