 |
|
 |
 |
Ka dhigo Mobile kaa Kitaab
Quran
|
 |
AlxamduliLLAAH Waxaa la gaaray xiligii aan ka Aqrisan laheyn Musxafka
(Kitaabka Quranka) Mobile lada aanu wadano
Walaal si aad u gashato Mobile ka Kitaabka Quranka inaad ka Aqrisan
karto waa inuu ahaadaa Mobile lada hada socdaan oo lagu sameeyay
- Java-enabled Mobile Phone oo support gareynaya:
- MIDP 1.0 ama 2.0
- JAR (Java Archive) file oo cabirkiisu dhan yahay 520 KB+
- 100 KB oo Free RAM (Tusaale ahaan Phone memory)
Sidoo kale waa inaad heysataa Qalabkii Mobile ka isku xeraayay
Computer ka tusaale ahaan
USB cable (Fiilo) ama Bluetooth
adapter oo Mobile Phone ku xeraya Computer
Mobile lada Support gareeya Quranka inaad ka Aqrisanto waa kuwani
sawirka hoos eeg

Hadaba aanu howsha bilowno insha ALLAAH Walaal marka hore waxaan
u baahan nahay inaan soo download gareysano Software oo laga sameeyay
Java oo ah kitaabka oo dhan kaas oo
aan ku install gareyn doonno Mobile keena halkan kasoo qaado insha
ALLAAH
Fadlan ka dooro nooca
Mobile ka aad wadato midka saxda ah
|
Nooca Mobile ka |
Download |
Mobile Caadi ah |
|
Blackberry |
Blackberry
Click Garee Hoos
QuranReaderArabic
|
Palm OS |
|
Pocket PC |
|
Marka aad soo
download gareysato midka saxda ah Waxaad u baahan tahay WinZip
ama WinRaR si aad u furto laakiin
windows XP hadaad heysato isagaa fahmayo
Filasha Zipka ah
Marka aad furto
Gudihiisa waxaa ku jiro laba folder
(Gal Jaalo ah) midi uu yahay Cldc1.0
kan kale na Cldc1.1 labadooda mid kaliya
ayaad u baahan tahay marka hore fur kan Cldc1.0
Waxaad sameysaa
Marka hore ku eeg folderka Cldc1.0
haduu ku shaqeyn waayo ku eeg Cldc1.1
Cldc1.0
Unzip garee (Banaanka soo dhig) kadib gal gudihiisa waxaa ku jiro
QuranReaderArabic.jar iyo QuranReaderArabic.jad
iyo Install.txt
Kaliya waxaad
u baahan tahay QuranReaderArabic.jar
inta kale waa faahfaahintiisa oo ay la socdaan.
Mobile kaa
ku xer Computer ka u isticmaal Fiilada USB
ama Bluetooth kadib gal Mobile kaa
gudihiisa sidaan oo kale eeg sawirkan hoose
Markaad gasho
Mobile ka gudihiisa soo qaad File kii ahaa QuranReaderArabic.jar
kadib geli gudaha mobile ka adigoo dhigaya banaanka ha gelinin folder
dhexdiisa sida Sound, Vedio
ha gelinin ee banaanka dhig insha ALLAAH

Marka uu galo
file ka QuranReaderArabic.jar waxaad
arkeysaa Mobile kaa oo ku weydinaya xageenbaan kuu dhigaa file kani
QuranReaderArabic.jar kadib ka dooro
Applications ama Games
kadib waa intaas uun hadii uuba Mobile kaa yahay mid lagu
sameeyay Java-enabled waa uu ku shaqeynayaa
insha ALLAAH
Si aad u furato
Kitaabka waxaad tagtaa Mobile kaa dhexdiisa folderka Applications
ama Games Hadba meeshii aad dhigtay
markii hore kadib waxaadba ku arkeysaa magaca QuranReaderArabic
kadib fur uun.
Version ka
Kitaabka Quran waa 4.32 hadii uu soo boxo mid ka dambeeya fadlan
booqo webka sameeyay Program kani oo ah
http://www.searchtruth.com/mobile/download_mobile.php
Sidoo kale waxaad ka heleysaa Aadanka Salaadaha, Axaadiis, Ducooyin
oo aad dhamaan gashan karto Mobile kaaga
Wa BiLLAAHI towfiiq
|